🚗 Casharro Somali Ah
Baro teoriga körkortka luqadda Soomaaliga iyo waliba íswedhishka si fudud oo hufan.
📝 Imtixaano Tijaabo ah
Ku tababar su'aalo iyo imtixaano la mid ah kuwa rasmiga ah ee Trafikverket.
🎯 Ku guulayso ugudanbayn imtixanka
Diyaargarow buuxa oo kaa caawinaya inaad si kalsooni leh ugu gudubto imtixaanka teoriga.
About the course/Kusaabsan korsada.
TheoryPass Academy waa koorso online ah oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya inay ku gudbaan imtixaanka teoriga körkortka Sweden. Casharradan waxaad ku baran doontaa: Xeerarka taraafikada (Trafikregler) Amniga waddooyinka (Säkerhet) Aqoonta gaadhiga (Fordonskännedom) Deegaanka iyo dhaqaalaha (Miljö och Ekonomi) Mas'uuliyadda darawalka (Personliga Förutsättningar) Waxaad heli doontaa casharro muuqaal ah, sharaxaad fudud, su'aalo tababar ah iyo imtixaano kaa caawinaya inaad si kalsooni leh ugu diyaar garowdo imtixaanka. 🎯 Hadafkeennu waa inaan kaa caawinno inaad ugu dambayn ku guulaysato imtixaanka teoriga körkortka. 🚗📚✅
Abdijabar Siraj Abdiaziz
Jag heter Abdijabar Siraj Abdiaziz och är grundaren av TheoryPass Academy. Jag brinner för att hjälpa somalisktalande elever att klara teoriprovet för B-körkort i Sverige. Efter att själv ha gått igenom körkortsutbildningen förstod jag vilka utmaningar många elever möter, särskilt när språket blir ett hinder. Därför skapade jag TheoryPass Academy – en plattform där körkortsteori förklaras på ett enkelt, tydligt och pedagogiskt sätt på somaliska. Mitt mål är att göra teorin lättare att förstå genom videolektioner, praktiska exempel, övningsfrågor och tydliga förklaringar. Jag tror att alla kan lyckas med rätt vägledning och rätt studiematerial. Jag ser fram emot att hjälpa dig på vägen mot ditt körkort. Tillsammans kan vi göra din resa till körkortet enklare och mer framgångsrik.
The syllabus
-
1
1: Trafik regler
-
(Included in full purchase)
Höger regel/ Xeerka midigta
-
(Included in full purchase)
-
2
Väjningsregel
-
(Included in full purchase)
Väjnings regel. Xeerka jidsiinta
-
(Included in full purchase)
väjningsplikt
-
(Included in full purchase)
Stopplikt
-
(Included in full purchase)
väjningslinje
-
(Included in full purchase)
Stopplinje
-
(Included in full purchase)
-
3
Svängningsregeln / Xeerka leexashadda
-
(Included in full purchase)
svängnings regel/ Xeerka leexashada
-
(Included in full purchase)
Höger sväng
-
(Included in full purchase)
vänster sväng
-
(Included in full purchase)
U-sväng
-
(Included in full purchase)
-
4
Utfartsregeln/Sharciga bixidda
-
(Included in full purchase)
Parkerings Regel/Xeerka parkeringa
-
(Included in full purchase)
Parking
-
(Included in full purchase)
Bensinstation
-
(Included in full purchase)
Fastighet
-
(Included in full purchase)
Gångfartsområde
-
(Included in full purchase)
-
5
Blockeringsregeln
-
(Included in full purchase)
Korsningar (Isgoysyada)
-
(Included in full purchase)
Tät trafik (Taraafiko ciriiri ah)
-
(Included in full purchase)
Grönt ljus- Nal cagaaran
-
(Included in full purchase)
-
6
Trafikljus-Nalalka trafika
-
(Included in full purchase)
Rött ljus- Nal cas
-
(Included in full purchase)
Gult ljus- Nal jaalle
-
(Included in full purchase)
Grönt ljus-Nal Cagaar
-
(Included in full purchase)
pilsignal-calaamadaha fallaarta
-
(Included in full purchase)
-
7
Rondell
-
(Included in full purchase)
Kör in rondell-Gelitaanka rondellka
-
(Included in full purchase)
kör ut ur rondelln-Kabixitaanka rondelka
-
(Included in full purchase)
Filbyte i rondellen- Bedelidda haadka rondelka
-
(Included in full purchase)
-
8
huvudled
-
(Included in full purchase)
huvudled
-
(Included in full purchase)
Huvudled upphör
-
(Included in full purchase)
Korsande Trafik
-
(Included in full purchase)
Frågor om kabital 1.
-
(Included in full purchase)
-
9
2: Vägmärken- Calaaamadaha.
-
(Included in full purchase)
varningsmärken (Calaamadaha Digniinta)
-
(Included in full purchase)
Väjningsmärken (Calaamadaha Mudnaanta)
-
(Included in full purchase)
Förbudsmärken (Calaamadaha Mamnuucidda)
-
(Included in full purchase)
Påbudsmärken (Calaamadaha Waajibka ah)
-
(Included in full purchase)
Anvisningsmärken (Calaamadaha Tilmaamaha)
-
(Included in full purchase)
Tilläggstavlor (Calaamadaha Dheeraadka ah)
-
(Included in full purchase)
Frågor om Kapital 2.
-
(Included in full purchase)
-
10
3: Trafiksäkerhet. Badbaada Gaadiidka
-
(Included in full purchase)
Bilbälte (Suunka Badbaadada) IWB
-
(Included in full purchase)
Alkohol och Droger (Khamriga iyo Daroogada)
-
(Included in full purchase)
Trötthet (Daalka)
-
(Included in full purchase)
Mobiltelefon (Taleefanka Gacanta)
-
(Included in full purchase)
Avstånd (Masaafada Badbaadada)
-
(Included in full purchase)
Halkörning (Wadista Xilliga Mugdiga)
-
(Included in full purchase)
Hastighet (Xawaaraha)
-
(Included in full purchase)
Risker i trafiken (Khataraha Taraafikada)
-
(Included in full purchase)
Skyddsutrustning (Qalabka Badbaadada)
-
(Included in full purchase)
Passagerare (Rakaabka)
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 3.
-
(Included in full purchase)
-
11
4: Miljö (Deegaanka iyo Dhaqaalaha Wadista)
-
(Included in full purchase)
Miljövänlig körning (Wadista deegaanka u wanaagsan)
-
(Included in full purchase)
Bränsleförbrukning (Isticmaalka shidaalka)
-
(Included in full purchase)
Eco-driving (Wadista shidaalka kaydisa)
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 4.
-
(Included in full purchase)
-
12
5: Fordonskännedom (Aqoonta Gaariga)
-
(Included in full purchase)
Däck (Taayirada)
-
(Included in full purchase)
Mönsterdjup (Qoto dheerida taayirka)
-
(Included in full purchase)
Vinterdäck & Sommardäck
-
(Included in full purchase)
Bromsar (Bareegyada)
-
(Included in full purchase)
Belysning (Nalalka gaariga)
-
(Included in full purchase)
Varningslampor (Nalalka digniinta)
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 5.
-
(Included in full purchase)
-
13
6: Människan (Darawalka iyo Jirka Aadanaha)
-
(Included in full purchase)
Reaktionstid (Waqtiga falcelinta)
-
(Included in full purchase)
Synen i trafiken (Aragga taraafikada)
-
(Included in full purchase)
Stress-walwalka
-
(Included in full purchase)
Grupptryck-samaynta saxibka
-
(Included in full purchase)
Känslor i trafiken – Dareenka iyo shucuurta taraafikada
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 6.
-
(Included in full purchase)
-
14
7: Olyckor (Shilalka)
-
(Included in full purchase)
Första hjälpen – Gargaarka degdegga ah
-
(Included in full purchase)
Larma 112 – Wicitaanka lambarka gurmadka 112
-
(Included in full purchase)
Säkra olycksplatsen – Sugidda goobta shilka
-
(Included in full purchase)
Brand i fordon – Dab ka kaca gaariga
-
(Included in full purchase)
Trafikolycka – Shil taraafiko
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 7.
-
(Included in full purchase)
-
15
8: Motorväg och Motortrafikled (Waddada Weyn iyo Waddada Gaadiidka)
-
(Included in full purchase)
Motorväg – Waddada weyn (Motorway)
-
(Included in full purchase)
Motortrafikled – Waddada gaadiidka
-
(Included in full purchase)
Påfart – Gelitaanka waddada weyn
-
(Included in full purchase)
Avfart – Ka bixitaanka waddada weyn
-
(Included in full purchase)
Omkörning på motorväg – Dhaafitaanka gaadiidka ee waddada weyn
-
(Included in full purchase)
Regler på motorväg – Xeerarka waddada weyn
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 8.
-
(Included in full purchase)
-
16
9: Parkering (Baarkinka)
-
(Included in full purchase)
Parkeringsregler – Xeerarka baarkinka
-
(Included in full purchase)
Datumparkering – Baarkinka taariikhaysan
-
(Included in full purchase)
Parkeringsskyltar – Calaamadaha baarkinka
-
(Included in full purchase)
Parkeringsförbud – Baarkin mamnuuc ah
-
(Included in full purchase)
Stannande och parkering – Joogsiga iyo baarkinka
-
(Included in full purchase)
Avgiftsparkering – Baarkin lacag leh
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 9.
-
(Included in full purchase)
-
17
10: Last och Passagerare (Xamuulka iyo Rakaabka)
-
(Included in full purchase)
Lastsäkring – Sugidda xamuulka
-
(Included in full purchase)
Tung last – Xamuul culus
-
(Included in full purchase)
Släpvagn – Gaari jiid (Trailer)
-
(Included in full purchase)
Passageraransvar – Mas'uuliyadda rakaabka
-
(Included in full purchase)
Överlast – Xamuul xad-dhaaf ah
-
(Included in full purchase)
Barn i bilen – Carruurta gaariga saaran
-
(Included in full purchase)
Frågor om kapital 10.
-
(Included in full purchase)
⭐ Waxa Ardaydu Ka Yiraahdeen
Fikradaha ardaydeennu waxay muujinayaan sida casharrada TheoryPass Academy uga caawiyeen inay si fiican u fahmaan teoriga körkortka, kalsooni u yeeshaan, uguna diyaar garoobaan imtixaanka si guul leh.
Aad ayaan ooga faaiiday theorypass academy intii aan ku guda jiray diyaarinta leesinka B. Cashiro kaa caawinaya inaad fahanto su,aalaha iyo waliba caawimaad joogta ah oo suaal walba lagaaga jawaabayo. Runtii aad baan ooga faaiiday.
jönköping eksjö
"Markii hore waxaan ku dhibtooday teoriga, laakiin casharrada TheoryPass Academy ayaa iga caawiyay inaan si fudud u fahmo. Su'aalaha tababarka iyo sharaxaadaha ayaa runtii faa'iido ii lahaa.".
Stockholm
Isdiiwaangeli Hadda oo Bilow Safarkaaga Körkortka
✅ Ku Biir TheoryPass Academy
2 500,00 kr