Barasho madax-bannaan
Theory Pass Standard
Barnaamij dhamaystiran oo aad xawaarahaaga ugu barato uguna tababarto theory-ga.
Muuqaallo Af-Soomaali ah
Casharro muuqaal ah oo Af-Soomaali lagu sharaxay si cad oo faahfaahsan.
Su'aalaha cashar kasta
Marka aad cashar dhamayso waxaad helaysaa su'aalo la xiriira casharkaas.
Imtixaano isku-jir ah
Ku tababar su'aalo laga soo ururiyey mowduucyo kala duwan.
Mock Exams
Imtixaano tababar ah oo kuu diyaarinaya qaabka imtixaanka theory-ga.
Sharaxaadda jawaabaha
Faham sababta jawaabta saxda ahi u saxan tahay iyo sababta jawaabta khaldan u khaldan tahay.
Natiijooyinka & horumarkaaga
La soco natiijooyinkaaga iyo horumarka aad samaynayso.
Ku celcelin
Casharrada, su'aalaha iyo imtixaanada ku celi marar badan.
Website + App
Hal login ku isticmaal Theory Pass Academy website-ka iyo app-ka.
Shahaado dhammaystir
Hel shahaado marka aad dhamaystirto barnaamijka waxbarashada.
Hal mar bixi 999 kr. Access-kaagu wuxuu shaqaynayaa 2 bilood.
